Deg deg:- Macluumaad hordhaca ah ayaa laga helayaa Shaqsi looga Shakisan yahay inuu watay Boorso ay ka buuxaan walxaha qarxa ayaa Laamaha ammaanka ee magaalada Guriceel ay gacanta ku dhigeen…

#Lasoco wixii ku soo kordha dhacdadaan oo Warsidaha Diinah.com news si hordhac loogu soo gudbiyay Waxaana faahfaahin laga sugayaa laamaha ammaanka ee Magaalada,
807600cookie-checkNin Looga Shakisan Yahay Walxaha Qaraxa Oo La Qabtay