Oday Dhaqmeed Loogu Magaalada Mogadishu Xiray Arrimaha Doorashada

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Oday-dhaqmeed ka soo jeeda Degmada Boorame, ayaa la sheegay in Gudoomiyaha Maxkamada Sare uu culeys ku saaray Xafiiska Xeer-ilaalinta in la soo qabto, kadib markii uu ka diiday inuu oggolaado Musharax uu watay sida ay sheegeen ilo xogogaal ah…

Wata ayaa sheegay in Askar hubeysan oo ka tirsan Hogaanka Baarista Dembiyada Boliiska ayaa la sheegay iney qabteen Suldaanka Beesha Makaahiil Samaroom Suldaan Cabdulqaair ayaa kala baxay gurigiisa, waxaana lagu xiray Xarunta Qeybta Baarista CID.

Xogtaan ayaa sheegtay in Suldaanka loo xiray arrimo la xiriira kuraasta Beeshiisha, gaar ahaan kursiga Hop#226 oo ay ku fadhisay Xildhibaan Maryan Maxamuud, iyadoo lagu eedeeyay inuu ka dambeeyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashe Axmed Yuusuf oo u rabay kursiga tirsigiisu yahay 226 in loo xiro musharax ay qaraabo yihiin oo lagu magacaabo Yoonis Bashiir Muuse.

163180cookie-checkOday Dhaqmeed Loogu Magaalada Mogadishu Xiray Arrimaha Doorashada