Puntland Oo Ka Hadashay Fara Gelinta Farmaajo Ee Degaanada Sanaag-Bari

Somalia news

Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Depreni, ayaa ku Eedeeyay Farmaajo iyo Jamaal Xasan iney dhaqaale ku bixiyeen sidii loo abaabuli lahaa banaabax looga soo horjeedo Hogaanka Dowlad goboleedka Puntland …

Wuxuuna sheegay “Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Jamaal Xasan waxaad u abaabusheen banaabaxa si aad fowdo uga kicisaan Dhahar, Laakiin sida rabteen ma noqon, cidna kuma dhiman cidna kuma dhaawacmin nabad ayuu ku dhammaaday Ciidamaduna amniga ayeey sugeen”., “Abaabulada lagu khalkhal gelinayo xasiloonida iyo nabadgelyada waa qeyb ka mid ah rafashada Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday!”

104680cookie-checkPuntland Oo Ka Hadashay Fara Gelinta Farmaajo Ee Degaanada Sanaag-Bari