Share the post "Puntland waxay ku maqan tahay Hoggaamiyaheeda oo ka Carooday Jago uu waayay.."
Wasiirka Arrimaha gudaha Dowlada Federaalka Mr. Cali Yuusuf Xoosh ayaa ugu baaqay Hogaanka Maamulka Puntland inay miiska wada hadalka dib ugu soo laabato si ay uga qeyb qaadato geeddi socodka Doorashooyinka iyo xoojin Amaanka Dalka..
Wasiirka ayaa sheegay, in Dowladda Somalia ay ka go’an tahay in dalka Degaanada nabada ah ee la gaari karo laga qabto doorashooyinka qof iyo cod ah, isagoo sheegay, inta aan la gaarin doorashooyinkaas in dowladdu diyaar u tahay inay xaliso khilaafyada siyaasadeed ee Dalka lana fadhiisato Hogasmiyayaasha Carada ku maqan.
Wasiirka Wasiirka ayaa sheegay, in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay in dalka meelaha nabadda ah ee la gaari karo laga qabto doorashooyinka qof iyo cod ah, isagoo sheegay, inta aan la gaarin doorashooyinkaas in dowladdu diyaar u tahay inay xalliso khilaafyada siyaasadeed ee dalka.