Qaraxyo Laga Digay Magaalada Mogadishu

Somalia news

Macluumaad ayaa laga helayaa Digniino ay soo saareen Hey’addaha Sirdoonada Shisheeyaha Ee ku sugan Xerada Xalane, iyagoo ugu baaqay Shaqaalaha u dhaweeyaan iney muujiyay taxadir dheeraad ah, Farrintaan ayaa lagu sheegay weeraro Qaraxyo la soo geliyay magaaladda Muqdisho, kuwaasoo ay macquul tahay inay dhacaan….

Weerarkaan ayaa la sheegay in bartilmaameedkoodu yahay Hoteelada Makhaayadaha iyo Baararka Bunka laga Cabo Ee Xeebta Lido Ee Magaalada Mogadishu.

Dear  colleagues- we have received an STI on possible complex attack in Mogadishu possibly on a Hotel in Lido Beach area.  no timelines given for the STI. therefore as advised previously, we remind you and your families to avoid visiting all Hotels, Cafes and Restaurants and minimize unneccesary movement in the city. be vigilant and stay safe.

94210cookie-checkQaraxyo Laga Digay Magaalada Mogadishu