Saameynta Madaxda Dowladda Iyo Shirkadaha Kaluumeysiga Shisheeyaha

Somalia news

Waxaa aad u soo kordhaaya Heshiisyada qarsoodiga ah ee Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamulada Qaarkood oo ay kula gaareen Shirkaddo Kaluumeysi oo Shisheeye kuwaasoo ka qaata sandareerto yar (Dhaqaale)…

Dhibaatada Xoogan Ee Shirkadaha Shisheeye u geystay Kaluumeysatada Soomaalida ayaa sii kordhaaya iskaba daa, sida badda Somalia ay u bilalaqaystaan Shirkadaha Kaluumeysatada Shisheeye, waxaana ku lug leh Madaxtooyada Villa Somalia, Wasiirka Kaluumeysiga Dowladda Federaalka iyo Maamulada Puntland, Somaliland, Galmudug, Konfur galbeed iyo Jubbaland.

68630cookie-checkSaameynta Madaxda Dowladda Iyo Shirkadaha Kaluumeysiga Shisheeyaha