Safarada Mareykanka ayaa Barteeda Twitter-ka soo dhigtay qoraal ay si weyn u quudareynaayaan in natiijada shirka Dhuusamareeb-3, iyo baahida loo qabo wadatashiyo iyo isu tanaasul dhab ah oo furo u noqda in is afgarad laga gaaro, nooca doorasho ee raali la isaga yahay wuxuu u baahan yahay taageerada DFS, Maamul Goboleedyada, Baarlamaanka iyo daneeyayaasha siyaasadda.
“Waa in doorashada waqtigeeda ku dhacdaa, iyadoo aanu jiri doonin wax muddo kororsi”

538100cookie-checkSafarada USA Oo Qoraal Ka Soo Saartay Kulanka Dhuusa mareeb-3