Senator Eedeeyay Xildhibaanada..

Uncategorized

Sanator Muuse Suudi Yalaxoow oo ka mid ah Aqalka sare ayaa waxa uu Weerar culus ku qaaday Xubnaha ku jira labada gole ee Dowladda waxa uuna ugu baaqay in Shacabka u turaan maadaama ay ku fashilmeen howlihii loo idmaday.

https://www.facebook.com/SOMALICABLE/videos/2676141329129507/

Al-Xaaji Muuse Suudi ayaa hadalkaan ka sheegay Khudbad uu ka jeedinayay Aqalka sare wuxuuna  Dowladda hada jirta ku dhaliilay in aysan waxba ka qaban sugida Amaanka Caasimada Wadooyinka Magaaladuna ay yihiin ku wa iska xiran oo Shacabku dhib weyn ay ku Qabaan.

Muuse Suudi ayaa waxa uu si kulul u dhaliilaa dowladda hada jirta isga oo si aan ka gambasho lehayn u sheega waxayaabaha ay ku qaldanyihiin waxaana dadku intooda badan Muuse u arkaan waaya arag ay dhibayso Musuusiibada Shacabka ku habsatay.

14520cookie-checkSenator Eedeeyay Xildhibaanada..