Shirka Russia & Africa ee Todobaadka Soo Socda…

Africa News

Warar hordhac ayaa sheegaYa in todobaadka soo socda Dalka Russia waxaa lagu qaban doonaa Kulan loo magac daray Todobaadka Russia iyo Africa, iyadoo lagu gorfeyn doono Arrimaha Amaanka, Ganacsiga, Iibinka Hubka uu soo saaro Russia iyo Xaalada Rashin yarida dunida oo ay aad u saameysay Qaarada Africa…

Kulankaan ayaa lagu wadaa iney ka soo qeyb galaan 49-Madaxweynayaal, Ra’iisul Wasaarayaal iyo Wakiilki ka socda, waana kulankii labaad ay yeeshaan Russia iyo Africa, iyadoo kii ugu dambeeyay la qabtay sanadkii 2019-kii.

Dowladaha Reer Galbeedka ayaa aad uga soo horjeeda in xiriir la la yeesho Dalka Russia, waxeyna kulankaan ku noqonayaa dharbaaxo siyaasadeed, iyagoo Cunaqabateyn ku soo rogay Russia.

267260cookie-checkShirka Russia & Africa ee Todobaadka Soo Socda…
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com