Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran Oo War-Murtiyeed Laga Soo Saaray

Somalia news

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Magaalada Muqdisho uga socday 3-9-kii Bishaan Wasiirka 1-aad, Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka, Duqa Magaalada Muqdisho ayaa lasoo gebagabeeyey, iyadoo laga soo saaray War-Murtiyeed 18-Qodob ka kooban..

Qodobada ugu muhiimsan ee shirka kasoo baxay ayaa waxaa ka mid ah in Amniga Madaxtooyada ay sugaan ciidamada AMISOM, iyadoo aan marnaba lasoo hadal qaadin amniga dalka, oo sida aan xog ku helnay laga heshiin waayey.

161150cookie-checkShirkii Golaha Wadatashiga Qaran Oo War-Murtiyeed Laga Soo Saaray