Ma Dhabaa in Agabkii Warbaahineed iyo Gadiidkii Madaxtooyada horey loo sii qaatay

Somalia news

Macluumaad ayaa laga helayaa in Xil wareejintii Madaxtooyada Villa Somalia ee Farmaajo, wuxuu ka tegay Deyn iyo isagoo horey u qaataan tiro qalabka Warbaahinta, noocyo Gaadiidka aan xabada karin iyo Ciidan Madaxtooyadu leedahay oo uusan wareejin…

Xogtaan ayaa sheegtay in xafladii xil wareejinta Agaasimihiisii Madaxtooyadu, waxuu wareejiyay deyn lagu leeyahay Madaxtooyada, iyadoo lagu eedeeyay Kuxigeenka Agaasime kuxigeenka (Cabdinuur) iyo Agaasimihii hore ee Warfaafinta iney horey u sii qaateen Dhamaan qalabkii Warbaahineed ee Villa Somalia.

Gobolka Gedo oo uu horay ugu daabulay ku dhawaad 600 oo Askari Farmaajo waxaa Abaar darteed ugu Geeriyooday Dad Nool, Waxaas oo idil waxay dhacayaan, isagoo (Farmaajo) bishii ku degan Guriga Qoor-qoor ee Xamar 40.000 US$ bishii, Horjoogayasha Kooxaha CBB-diisa ah, ayaa maalmahaan ku mashquulsan sidii dhaqaale loogu uruurin lahaa si Guri ugu dhisayaan Farmaajo, waa sheeko yaab leh.

191670cookie-checkMa Dhabaa in Agabkii Warbaahineed iyo Gadiidkii Madaxtooyada horey loo sii qaatay