Sirdoonada Ethiopia, Eritrea Somalia Oo Kulansan

Uncategorized

Macluumaad hordhac ah ayaa laga helayaa Kulan qarsoodi ah oo Mas’uuliyiinta Sirdoonada Somalia, Ethiopia iyo Eritrea ay ku leeyihiin magaalada Addis Ababa, Kulankaan ayaa la rumeysan yahay inuu ka dambeeyay booqashadii todobaadki hore Madaxweyne Farmaajo ku tagay Asmara, iyadoo Madaxda mucaaradka shaki weyn ka muujiyeen iyo booqasho kedis ah oo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ku tagay dalka Ethiopia….

Aqoonyahanno, Siyaasiyiin iyo Waxgaradka ayaa ayaa shaki ka muujiyay in shirka u socda Madaxda Sirdoonka saddexda dal in looga hadlayo arrimaha doorashada Somalia, Maadama Madaxda Sirdoonada 3-dal ayaa shir uga socda magaalada Addis Ababa, shirkan ayaa la rumeysan yahay inuu ka dambeeyay booqashadii todobaadki hore Madaxweyne Farmaajo ku tagay Asmara oo siyaasiyiinta mucaaradka shaki weyn ka muujiyeen iyo booqasho kedis ah oo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ku tagay dalka Itoobiya.

Waxaa la sheegay iney Qorshahaan dhowr ah la isku soo qaaday, iyadoo ay ugu horeyso Xaafadaha Degmada B/Xaawo iyo Mandheera iyo sidii hadii uu dagaal ka qarxo ay ugu soo gurmad lahaayeen Ciidamada Somalia madaama Madaxweynayaasha, Somalia, Eritrea iyo Ethiopia uu ka dhaxeeyo xulufo siyaasadeed iyo Gaashandhig.

66150cookie-checkSirdoonada Ethiopia, Eritrea Somalia Oo Kulansan