Warbixinta Amaanka ee Machadka Hiraal

Somalia news

Sanadka 2020 waxey ku bilaabatay iyadoo Shabaabku difaac la gelinayo balse weerarkeeda uu weli firfircoonyahay. Kooxda waxaa la soo derisay weeraro joogto ah oo ay Xulufadu ku qaadayeen goobaha baadiyaha ah oo ay ku xoogan tahay. Saddexdi bil ee sanadka ugu horreeyay, kooxdu waxey lumisay waddooyinki ugu muhiimsanaa oo ay caasimadda ku soo geli jirtay oo misna ku qaadi jirtay canshuuraha ay ka qaado caasimadda….

Warbixintaan Oo Lixbiloodle ah, ayaa waxaa soo diyaariyay Machadka Hiraal, iyagoo warbixintaan ku muujiyay Xaalada Amaan iyo dagaalada kooxda Shabaabka lagula jiro, waxeyna sheegeen in 6-da bilood ee Sanadkii 2019 ay fuliyeen 433 Howlgal Weerar, halka Sanadkaan 2020 ay weerareen 384, sidoo kale Dilalka Qorsheysan Sanadkii tagay 102 Sanadkaan 103.

https://hiraalinstitute.org/wp-content/uploads/2020/07/Warbixinta-Ammaanka-Sanad-Badhka-ee-Soomaaliya.pdf

48590cookie-checkWarbixinta Amaanka ee Machadka Hiraal