Wasaarada Arrimaha Dibeda Kenya Oo Qoraal Soo Saartay

Somalia news

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibeda ee Dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan Safaaradeeda dib uga fureyso Muqdisho, iyadoo sidoo kale ku martiqaaday Safiirka Somalia ee Kenya inuu dib ugu soo laabto Nairobi, dibna u bilaabo shaqadiisa…

124580cookie-checkWasaarada Arrimaha Dibeda Kenya Oo Qoraal Soo Saartay