Xaalad Amni Darteed Oo Xaflad Loo Wareejiyay

Somalia news

Maanta oo lagu waday in Xaflada furitaanka Kalfadhiga Labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka lagu qabto Dugsiga Sare Boliiska, ayaa la sheegay in daqiiqadihii ugu dambeeyay laga wareejiyay xaalad amni iyo cabsi darteed, sida ku xusan Ogeysiiska hoosta ku xusan..

M.ne Xil Beri oo Sabti ah Tar 6 June waxaa lagula socodsiinayaa in Xafladii Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka F. S ee lagu qabanlahaa DugsigaTababarka Boliska ee Gen. Kaahiye, loo soo rarey Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeisa sabab Farsamo Awgeed.

Saacadu waa 09:00 subaxnimo

39990cookie-checkXaalad Amni Darteed Oo Xaflad Loo Wareejiyay