DEGDEG:- Wasaarada warfaafinta gacan ku haynteeda waxaa la wareegay Ciidamada AMISOM . Hakad ayaa la geliyay howlaha tabinta ee Studio-ga ..
Ku dhowaad 200-askar ayaa lagu hareereyay guud ahaan dhismaha Talaabadaani ayaa qayb ka ah awooda Laga Wareejinayo Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo

Dhanka kale Masjid ka mid ah masaajidda Muqdisho ayaa caawa laga adimay abaaro 12:00am, 08/02/2021.
Sagootin Cajiib ah oo aan horay loogu sameyn qof kale, sidoo kale dhawaqa rasaasta ayaa is qabsatay guud ahaa. Magaalada Mogadishu, iyadoo Ciidamada Amisom ay la wareegeen dhamaan dhismayaasha Madaxtooyada.

# lasoco#
930300cookie-checkXarunta Warbaahinta Dowladda Oo Amisom La Wareegtay