Weeraro Lagu Qaaday Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Benaadir

Somalia news

Waxaa habeenkii 2-aad degmooyin ka tirsan magaalada Muqdishu lagu qaaday weeraro qorsheysan xarumahaan ayaa weeraray dabley aan heybtooda la aqoon, iyadoo qaraxyada ay dhacaan xiliyo isku mid ah, taasoo hey’adaha amaanka ay ku wareereen…

Qaraxyadaan ayaa ah noocyada F-1 ee Bamka gacanta laga tuuro, waxaana lagu weeraray xalay 10 degmo halka Habeen hore la weeraray 7-degmo, iyadoo xaalada amaan ee magaalada  ay noqotay mid xiligaan kala guurka ah Allow sahal Amuuraha.

Xarumaha la weeraray:-
Degmada Dharkeynley (2 habeen oo xiriir ah).

Degmada Waaberi
DegmadaWadajir

Degmada Boondheere (Waaxda Siinay) iyo Xarunta.

Degmada Shibis Habeen hore iyo Xalay Degmada Dayniile (Waaxda Kor-dhamac)

Degmada Yaaqshiid (Waaxda Horseed)

Degmada Kaaraan (Xarunta) iyo Waaxda Nageyle).

Xarunta Maamulka Garasbaaley (Xalay iyo Habeen hore

Degmada Heliwaa 

54020cookie-checkWeeraro Lagu Qaaday Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Benaadir