Gacan-yarihii Fahad Oo waayay Kursigii Xildhibaan Ee Beeshiisa

Somalia news

Guddiga Doorashada ee Jubbaland ayaa shaaciyay Odayaasha soo xulaaya Ergada iyo Musharixiina u taagan Hop#124 oo la siiyay Shahaadada, iyadoo Doorashada lagu wado in la qabto maalinta Isniinta ah ee soo socota, waxaana loo xiray musharrax lagu magacaabo Musharax Maxamed Nadiif…

Kursiga Hop#124 oo uu ku fadhiyey 12-kii sano ee lasoo dhaafay Cabdiraxman Dheere ayaa sameeyey isku dayo iyo dadaallo xoogan si dib loogu doorto, balse uma suuragelin, waxaana ka adkaaday isaga iyo kooxda Fahad Yaasiin hoggaamiye Axmed Madoobe.

Shaqdigaan isagaoo Xxidhibaan ah ayuu 5-tii sano u dambeysay ku shaqeynayey sarkaal ka tirsan NISA, isla markaasna isku dayay inuu u wareejiyo Kursiga magaalada Garbahaarey, balse waxaa kasoo horjeestay beeshiisa oo ku gacan seertay damaciisa ah in loo weeciyo magaallo kale.

176300cookie-checkGacan-yarihii Fahad Oo waayay Kursigii Xildhibaan Ee Beeshiisa