Xeer-Ilaalinta Oo Ka Hadlay Dacwado Dhan Ka Ah Hey’adda Sahan

Somalia news

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somalia ayaa ku shaaciyay in la soo gabagabeeyay baarista gal dacwadeedka Hey’adda Sahan Research oo horay dalka looga mamnuucay, kaddib markii lagu eedeeyay falal ka dhan ah Qarannimada dalka, faragelinta siyaasadda dowladda iyo qodobbo kale….

Dacwada ka dhanka ah Sahan Research ayaa loo gudbiyay Maxkamadda Gobolka Banaadir, si looga qaado tallaabooyinka ku habboon ee sharciga.

80580cookie-checkXeer-Ilaalinta Oo Ka Hadlay Dacwado Dhan Ka Ah Hey’adda Sahan