Xibin Sare oo Ka Tirsan Xarakada Xibullah oo Safar Qarsoodi ah ku Tagay UAE…

World

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Xubin sare oo ka tirsan Xarakada Shiicada ee Hubeysan (Xisbullah) Dalka Iran ay taageerto ayaa booqasho taariikhi ah ku tegay Imaaraadka Carabta, Safarkaan oo ah kii ugu horeeyay ee Xarakadaan Sarkaal sare oo ka tirsan oo booqda Dalka UAE..

Sarkalkaen oo magaciisa lagu sheegay Mr.Wafiq Safa, iyadoo Saraakiisha UAE ay kala hadleen (Sarkaalkaan) inuu fududeeyo sii daynta in ka badan 10-Qof oo reer Lubnaan ah oo Xarakada ku xukuntay Xabsi Daa’iim, kuwaasoo lagu eedeeyay Basaasnimo, wuxuuna Sarkaalkaan Safarka ku tagay Dalka UAE Arbacadii tagtay.

Wararka syaa sheegay in Madaxweynaha Syria Mr.Bishar Asad ayaa fududeeyay in xiriirka Xarakada Xisbullah iyo UAE ka hor intii aanu billaaban dagaalka Gaza, oo Xisbullah iyo Israel ay gantaalo isku weydaarsadeen xuduuda, ilo-wareedyo ayaa booqashada ku tilmaamay dadaal lagu qaboojinayo “qaar ka mid ah xiisadaha gobolka.

316640cookie-checkXibin Sare oo Ka Tirsan Xarakada Xibullah oo Safar Qarsoodi ah ku Tagay UAE…