Xildhibaano Loo Xil Saaray Hirgelinta Muddo Kordhinta

Somalia news

Waxaa xalay guri ku yaal Magaalada Muqdisho Kulan gaaban ku qabsaday Tiro yar oo Xildhibaano ah oo Taageersan Maamulka Fashilmay ee Farmaajo kuwaasoo loo soo dhiibay iney sheegaan in Doorsho Qof iyo Cod laga Qabanaayo Dalka dhamaadka Sanadkaan…

Xildhibaanada oo ay horboodayaan Mrs.Khadiija Maxamed Diiriye, iyadoo ujeedada ka dambeysa Qorshaha Kooxdaan ah Sidii Muddo kordhin loogu saameyn lahaa Muddo xileedka Barlamaanka iyo Madaxweynaha.

https://www.facebook.com/Hon.Khadija.Driye/videos/3759504157421304/?sfnsn=scwspmo&extid=1JuQ8pAVpKmG2xad&d=n&vh=i

Shacbiga Soomaaliyeed ayaa is-weydiinaaya maxaa Maamulka Farmaajo iyo Xildhibaanada Barlamaanka ay u qabteen 3,5 ay Dalka joogeen, iyadoo looga digay in Dalka Dib Loogu celiyo dagaalo sokeeye.

51850cookie-checkXildhibaano Loo Xil Saaray Hirgelinta Muddo Kordhinta