Xoghayaha Arrimaha Dibeda USA Oo Soo Saaray Digniino

Somalia news

Horjoogaha gacan ku dhiiglaha ah ee Villa Somalia ka wada Kala qeybinta Shacbiga Soomaaliyeed ha la gaarsiiyo Fariintaan ka timid Xoghayaha Arrimaha Dibeda ee Dalka Mareykanka kuna Aadan caburinta Shacbiga iyadoo mar marsiinyo laga dhiganaayo Cudurka saf mareenka ah ee Covid-19….

Qoraalka Twitter-ka Blinken ayaa sidaan u qornaa:- Wadamada waa in lagula xisaabtamo sida ay u ilaalinayaan waajibaadka ka saaran xuquuqul insaanka. Ma jiro in wadan loo ogolaado inuu COVID-19 marmarsiiyo uga dhigto ku tumashada xuquuqda aadanaha & xorriyadaha aasaasiga ah”

96650cookie-checkXoghayaha Arrimaha Dibeda USA Oo Soo Saaray Digniino