Baaris ay diyaariyeen Wargeyska Business Insider ayaa lagu qeexay 10-ka Waddan ee Qaarada Afrika ugu sarreeya ee bixiya celceliska Mushaharka ugu sarreeya bishii.
- Morocco
$2,031
- Koonfur Afrika
$2,026
- Tunisia
$1,348
- Kenya
$1,291
- Algeria
$1,278
- Namibia
$1,168
- Botswana
$1,000
- Nigeria
$814
- Ghana
$747,99
- Uganda
$738
Somalia $120 ? Mohamed Abdullahi Farmajo’s Election Team.
Xigasho: Business insider
1820200cookie-check10-ka Dal Ee Bixiya Mushaaraadka ugu Badan Qaarada Africa