10-ka Dal Ee Bixiya Mushaaraadka ugu Badan Qaarada Africa

Africa News

Baaris ay diyaariyeen Wargeyska Business Insider ayaa lagu qeexay 10-ka Waddan ee Qaarada Afrika ugu sarreeya ee bixiya celceliska Mushaharka ugu sarreeya bishii.

  1. Morocco ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ $2,031
  2. Koonfur Afrika ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ $2,026
  3. Tunisia ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ณ $1,348
  4. Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช $1,291
  5. Algeria ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ $1,278
  6. Namibia ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฆ $1,168
  7. Botswana ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ผ $1,000
  8. Nigeria ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฌ $814
  9. Ghana ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ญ $747,99
  10. Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ $738

Somalia $120 ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ? Mohamed Abdullahi Farmajo’s Election Team.

Xigasho: Business insider

182020cookie-check10-ka Dal Ee Bixiya Mushaaraadka ugu Badan Qaarada Africa