Shaxda Guddiga Doorashooyinka

Somalia news

Guddiga doorashooyinka labada aqal ayaa soo saaray shaxda qaabka loo qeybinaayo shaxda Xildhibaanada labada aqal ee DF, taasoo lagu dheeli tiray dowlad goboleedyada dalka ka jira, iyadoo markii 3-aad ay k maqan tahay Maqaamka Muqdisho metelaad dadka ku nool….

Wararka hordhaca ah oo la soo gaarsiyay Diinah.com ayaa sheegaya in la isla meel dhigay shaxda kama danbeysta ah ee la rabo in lagu dhaqan geliyo doorashada Xildhibaanada labada aqal ayaa waxaa loo kala qoondeeyay degaanada Dowlad goboleedyada iyo magaalada Muqdisho.

-Puntland (Aqalka Hoose =37, AQ Sare = 11)

-Somaliland (Aqalka Hoose = 46, AQ Sare = 11)

-Galmudug (Aqalka Hoose =36, AQ Sare = 8)

-HirShabelle (Aqalka Hoose =37, AQ Sare = 8)

-Koofur Galbeed (Aqalka Hoose =69, AQ Sare = 8)

-Jubbaland (Aqalka Hoose = 43, AQ Sare = 8)

-Banaadir (Aqalka Hoose = 7, AQ Sare = 0)

Wadarta guud ee xildhibaanada ka soo galaaya Gobolka Banaadir waa 7 Xildhibaan ee Golaha Shacbka, Muqdisho ayaan metelaad ku laheyn Aqalka sare

37690cookie-checkShaxda Guddiga Doorashooyinka