Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Qoraal Soo Saaray

Somalia news

Guddoomiyaha Aqalka Sare, Siyaasiyiinta dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay inay si adag u diidan yihiin jadwalka doorashada ee ay soo saareen Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay…

Waxeyna ku tilmaameen guddiga ay dowladdu magacawday ee aan wadatashiga ku imaan aanay wax sharciyad ah u heysan qabashada doorashada Xildhibaannada ka soo jeeda Somaliland

81260cookie-checkGudoomiyaha Aqalka Sare Oo Qoraal Soo Saaray