War-murtiyeed Ay Soo Wada Saareen Puntland & Galmudug

Somalia news

Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo wada hadalo xalay illaa maanta uga socday magaalada Gaalkacyo ayaa war murtiyeed wadajir soo saaray….

Labada Madaxweyne Dowlad Goboleed ayaa kulankooda diiradda ku saaray arrimaha Amniga iyo doorashooyinka, waxaana qodob ka mid ah war murtiyeedka oo looga hadlay doorashada ayaa lagu sheegay inay ku heshiiyeen inay ka wada shaqeeyaan sidii ay isugu soo dhoweyn lahaayeen dhinacyada ku kala aragtida duwan hannaanka qabsoomidda doorashada.

81310cookie-checkWar-murtiyeed Ay Soo Wada Saareen Puntland & Galmudug