Abaabul Mooshin Oo Dhuusa mareeb Ka Socda

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegayo in Abaabul xoogan iyo isku day la doonaayo in Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka looga xayuubiyo, waxaana abaabulka ka dambeeya Villa Somalia…

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Qaar ka mid ah Xildhibaanada ay wadaan Mooshin Xilka looga qaadaayo Guudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal iyadoo la la xiriirinaayo mooshinka Mr.Farmaajo, waxaase muuqataa in garbaha laga rifayo Mas’uuliyiinta lagu tuhmaayo Ex-Ra iisal wasaarahii Xasan Cali Kheyre.

Galmudug ayaa ah Maamul Cusub oo ka soo kabanaayey maamul Xumo ayaa hada waxaa moodaa mid hada Galinayo Bur bur Siyaasadeed hor leh.

50460cookie-checkAbaabul Mooshin Oo Dhuusa mareeb Ka Socda