Adeege Fahad Oo Laga Hor-istaagay Madaxtooyada

Somalia news

Macluumaad ayaa laga helayaa Xiiisado colaadeed oo saacadihii ugu dambeeyay ka taagnaa Isbaarada laga ilaaliyo Madaxtooyada Ee Isgoeyska SYL, kadib markii Ciidamada Isbaaradaasi ay u diideen Adeege Fahad inuu galo Madaxtooyada…

Ilo wareedkaan Ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in Ilaalada Wasiirka 1-aad ay ka hor-istaageen inuu maro Wadada hor marta Xafiisyada Mr.Rooble, waxaana la sheegay in Adeege Fahad markii dambe uu u yeertay ilaa 10-Gaadiidka Dagaalka oo NISA ay leedahay, muran badan kadib ayaa loo oggoladay inuu Wadada ka soo galo tan Wasaarada Warfaafinta.

Wararka ayaa sheegaya in xiisadani ay weli taagan tahay, iyadoo uu ku soo baxay Farmaajo iyo Ilaaladiisa Beesha Mareexaan kuwaasoo u galbiyay Dhanka Madaxtooyada, ilaa hadda lama yaqaano in xiisadani ay toos uga dhaxeyso Rooble iyo Fahad.

116510cookie-checkAdeege Fahad Oo Laga Hor-istaagay Madaxtooyada