Amnesty International ayaa dalbatay in cadaaladda la horkeeno C/rashiid Janan oo maanta isku soo dhiibay dowladda Federaalka, waxaana loo heystaa eedeymo ka dhan ah xuquuqda bani’aadanimada.


1045600cookie-checkAmnesty Oo Dalbatay In Janan La Hor keeno Cadaalada