Wakiilada Beesha Caalamka Oo La Kulmaaya Madaxda 5-ta Maamulada Gobolada

Somalia news

Shirar labadii habeen ee la soo dhaafay dhex maray Madaxweynayaasha Galmudug, Jubbaland iyo Puntland ayaa furre u noqday shir ay maalinta berri isugu imaan doonaan Shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+, si looga heshiiyo ajandaha shirka guud ee la qorsheynayo in maalmaha soo socda uu dhex maro dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada….

Waxaa uu noqon doonaa markii labaad oo shir gooni ah ay yeeshaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, kaddib shirkii Dhuusamareeb 1 ee sanadkii hore.

104530cookie-checkWakiilada Beesha Caalamka Oo La Kulmaaya Madaxda 5-ta Maamulada Gobolada