Barta Twitter-Ka SomaliaCovid19 Oo Lagu Weeraray Taageerayaasha CBB Ee Farmaajo

Somalia news

Wasaarada Caafimaadka Dowladda Federaalka ayaa xaqiijisay in Berteeda Twitter-ka ee Wacyi gelinta Bulshada Ee Cudurka safmareenka ah Ee COVID-19 aysan soo dhigin qoraal Waxeyna iska fogeysa macluumaadka Qoraalkaasi…

Qoraalkaan lasoo dhigay ciwaanka Twitterka ee @SomaliaCovid19 oo inta badan la dhigo warbixinada xanuunka Covid-19 ee soo saarto wasaarada caafimaadka, waxaana qoraalka lagu sheegay in taageerayaasha Farmaajo ka halis badan yihiin Covid-19.

“Mowjadda labaad ee ee CBB waxay ka khatar badan tahay Corona Viris. Fadlan ka fogow Twitter Space.” ayaa lagu yiri qoraalka lagu daabacay bogga hoostaga Wasaarada Caafimaadka Somalia.

The @MoH_Somalia confirms that the content associated with the Twitter page “Somalia COVID19 (@ SomaliaCovid19)”was not released by the Somalia Federal Ministry of Health, and that page is not one of the Ministry’s official social media platforms. See below the published content.

161080cookie-checkBarta Twitter-Ka SomaliaCovid19 Oo Lagu Weeraray Taageerayaasha CBB Ee Farmaajo