Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Aagaga Difaaca Oo Dib Uga Soo Gurtay

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo ku baxay Ciidamo la sheegay iney ka soo baxeen furimaha dagaalka kuwaasoo soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho….

Wararka hordhaca ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga iyo Taliye Odawaa oo ka wakiil ah Farmaajo ayaa la sheegay in Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ay ka dalbadeen inay dib ugu laabtaan furimaha dagaalka, iyadoo haatan uu shir u socdo.

Ciidamadan ayaa fariisin cusub ka sameystay Degaanka geedTimir ayaa ku sababeeyay gadoodkoodu inuu ku saleysan yahay muddo kordhinta, waxaana warar soo baxayay ay sheegayaan in Saraakiisha hoggaamineusa ciidankan ay damacsan yihiin inay warbaahinta la hadlaan.

113790cookie-checkCiidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Aagaga Difaaca Oo Dib Uga Soo Gurtay