Dabley Dhakhtar Ku Dishay Magaalada Mogadishu

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dabley Hubeysan ayaa weeraray Dr.Hassan Cisman Ciise (Dr Buurane) oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed kuwa caansan Magaalada Mogadishu…

Kooxdaan ku hubaysan Biskoolada ayaa Dr.Buurane ku dilay xaafadda Albaraka ee Muqdishi, lamana oga cida ka dambeyso dilka dhaqtarka oo muddo dheer u shaqeenayay Bulshada.

113140cookie-checkDabley Dhakhtar Ku Dishay Magaalada Mogadishu