Deeq waxbarsho oo ay Shirkadda Hormuud u fidiso Ardayda Soo dhameysata Dugsiyada Sare ayaa muddo gaaban gudahood lagu xiray, kadib markii ay furantay Tartankaasi…
Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in is-diiwaangalinta ay Saakay 10-kii aroornimo iyadoo la qorsheynaayay iney socoto ilaa Berito subax, tirada la ayaa dhameyd 400-arday, laakin nasiib darro tiradii la rabay ee codsadayaasha ayaa korortay si lama filaan ah.
Is-Diuwaangelinta ayaa aheyd mid si Online ah loo buuxinaayay, waxaana Saraakiisha Hey’adda aad ula yaabeen tirada badan ee ardayda soo codsatay Waxbarashada, iyagoo Loo sheegay In Sanadka dambe sugaan.

501600cookie-checkDalab Deeq Waxbarasho Oo Degdeg Lagu Buuxiyay