Dani & Madoobe Oo Ku Sii Jeeda Degaanadooda

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Kulamo wada tashi ah oo xiligaan ay ku leeyihiin Hoteelka Decale Ee Magaalada Mogadishu Midowga Musharixiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland waxeyna ka arrinsanayaa arrinta Muddo Kordhinta uu Sameeyay Golaha Shacbiga…

Wararka ayaa sheegaya in laga yaabo iney soo saaraan war murtiyeed ay ku diidan yihiin Muddo Kordhinta, iyadoo lagu wado in Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay u ambabaxaan degaanadooda.

110570cookie-checkDani & Madoobe Oo Ku Sii Jeeda Degaanadooda