Degdeg:- Hoobiyayaal Lagu Duqeeyay Villa Somalia

Somalia news

Ilo Wareedyo loo qaateen ah Ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegay in tiro Hoobiyayaal ah ayaa lagu duqeeyay Villa Somalia, iyadoo qaarkood la sheegay iney u gudbeen Degmada Xamar Weyne…

ilaa hadda lama yaqaano cidda weerarka qaaday, waxaana la sheegay in jiro karin khasaare ka dhashay 6-Hoobiye Ee lagu weeraray Villa Somalia.

128650cookie-checkDegdeg:- Hoobiyayaal Lagu Duqeeyay Villa Somalia