Khilaaf Xoogan Oo U Dhaxeeyada Garabyada Xubnaha Reer Waqooyiga

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Garabyada Xubnaha Reer Waqooyiga ee doorashada Guddoomiyaha Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland, iyadoo xubnaha Guddigaas ay ku kala qeybsameen khilaafka labada dhinac ee Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland…

Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha ayaa labo Hotel kala degan, Xubnaha ayaa ah guddiga horay loogu kala qeybiyay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi, waxaana soo shaac baxaaya in Villa Somalia ay culeys ku saareyso Xafiiska Wasiirka 1-aad inuu u boobo Gudoomiyaha Guddiyada Doorashada ee Waqooyiga.

128620cookie-checkKhilaaf Xoogan Oo U Dhaxeeyada Garabyada Xubnaha Reer Waqooyiga