Dhalinyaro Xarig iyo Hanjabaado Loogu Geystay Muqdishu

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ayaa laga helayaa howlgalo ay Ciidamadda NISA iyo Boliiska ay xalay guryahooda u dhaceen Dhallinyaro iyo Siyaasiyiin da’yar isugu jira kuwaasoo la shaqeeya Musharaxiinta, waxaana la sheegay in loo jeediyay Hanjabaado iyo Cabsi gelin…

Xogtaan ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in Tirada Dadka hanjabaadaha loo jeediyay ay gaaraya an ilaa 30 xubnood iyadoo qaarkood loogu tagay guryahooda halka kuwo laga qabtay Hoteelada qaarkood, waxaana la sheegay in qaarkood la Xiray halka kuwo loo jeediyay iney joojiyaan shaqada ay u hayaan Musharaxiinta.

Xiligaan kala guurka ah ayaa Xamar waxay maraysaa heer guryaha la isugu dhaco adigoo habeenkii hurdaya lana argagax la geliyo Caruurta.

81090cookie-checkDhalinyaro Xarig iyo Hanjabaado Loogu Geystay Muqdishu