Digniino Amaan Oo Laga Soo Saaray Magaalada Mogadishu

Somalia news

Ilo Wareedyo loo qaateen ah Ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegay in koox naftood haligayaal ah iyo 2-Gaari oo Miineysan la sheegay iney howlgalo is-miidaamin ah ka fulin karaan xarunta Socdaalka, Hoteelka Maa’ida, Xaawo Taako Hoteel, Xarumaha Wasaaradaha Arrimaha Dibeda iyo Macdanta, Wadada Maka Al-mukarama iyo baraha Baarista Madaxtooyada iyo NISA…

Wararka ayaa sheegay in laga yaabo in kooxdaan ay weeraradaan fuliyaan 1-6 Luyliyo, waxaana loogu baaqayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed iney ka feejignaadaan digniinaha laga bixiyay Xarumaha kor ku xusan.

Dear Colleagues,

We have received a security alert of two vehicles suspected to be VBIED’s.
*Possible target areas:
the Immigration, Ma’ida Hotel, Hawa Taako Hotel, Jazeera Hotel, Ministry of Petroleum, Ministry of Foreign Affairs, liido Beach Maka Almukarama road, Villa Somalia Checkpoints, Nisa Checkpoint.

Possible attack dates: 1-06-july, 2021.

Stop visiting mentioned Government Offices and Hotels during alerted days.
All Personnel should avoid movements in and around any protesting venue, high-profile government buildings, and security installations. Avoid venue gatherings and celebtarions!

All National Staff are to contact their Wardens to ensure they could be reached and accounted for during an emergency.

We are to report all suspicious activity.

126960cookie-checkDigniino Amaan Oo Laga Soo Saaray Magaalada Mogadishu