Share the post "Dood Laga Keenay In Halgame Qalbi-dhagax lagu Casumay Furitaanka Tartanka Doorashada"
Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Casumaad loo fidiyay Muwaadinka Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo Musharixiinta Kala ah Farmaajo & Kheyre ay xireen una gacan geliyeen Ciidamada Xabashida kuwaasoo xariga iyo dilo u geystay…
Wararka ayaa sheegay in Wasiirka 1-aad ee Dowlada xil gaarsiinta Mr.Rooble uu casuumaad ufidiyey halgamaa C/kiriin Sheekh Muuse Qalbi dhagax inuu ka soo qeyb galo tartanka Doorashada xilka Madaxweynaha Somalia oo lagu qaban doono teendhada Afisioni 15-bishaan.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Halgane C/kariim Qalbi-dhagax uu furitaanka Munaasabada Doorashada loo qorsheeyey inuu furitaanka uu aayadaha qur’aanka ka akhriyo halkaasi, iyadoo Taageerayaasha Farmaajo & Kheyre ayaa dood adag ka keenay, waxeyna dalbadeen in la joojiyo qorshahaasi.