Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka Oo ku sii jeeda magaalada Garoowe

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ayaa sheegaaya in Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka Mr.Xamse Barre uu dhowaan ku wajahan yahay magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland, safarkaan ayaa la sheegay inuu ku soo beegmay xili khilaaf xoogan uu u dhaxeeyo Saciid Deni & Xasan Sheekh…

Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxda Puntland ayaa lagu wadaa in ay yeeshaan Kulamo wada tashi ah sidii meesha looga saari lahaa khilaafka u dhaxeeya isla markaasna loo yeelan lahaa wada-shaqaynta dowladda Federaalka iyo Puntland.

Safarka Wasiirka 1-aad ayaa ku soo beegmaya maalmo kadib markii Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay ansixiyeen Xukuumadda cusub.

206750cookie-checkWasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka Oo ku sii jeeda magaalada Garoowe
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com