Dowladda India Oo Somalia Gadiid Ugu Deeqday

Somalia news

Dhowaan ayaa Dowlada India waxay ku deeqdey ku dhowaad 72-Bus Dowladda Somalia, Deeqdaan Gaadiidka ayaa noqonaaya tii 2-aad, iyadoo horey Dalka Qatar uu ku deeqay Busas Macmal ah….

Maamulka muddo xileedkiisu dhamaaday ayaa lagu wadaa inuu qeybiyo Busas-kaan, iyadoo la sheegay in saami qeybsi siman loo siin doono, Puntland 10, Soomaaliland 10, Galmudug 10, Hirshabele 10 Koonfurgalbeef 10, Jubbaland 10 , Muqdisho 12.

98100cookie-checkDowladda India Oo Somalia Gadiid Ugu Deeqday