Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada Dib Xoreynta Gobolada

Somalia news

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya Ciidamada Dawladda iyo kuwa xoraynta Shacabka ayaa howgal saf ballaaran ah saaka ka bilowday deegaano ka tirsan gobolada Bakool, Hiiraan Mudug & Galgaduud….

Wararka ayaa sheegay Hawlgal balaaran oo saaka ka bilawday deegaano ku yaalla dhanka Bari ee degaanada Bacaaweyn iyo Baxdo ayaa ayay kula wareegeen ciidamada deegaanka iyo kuwa dowladda Maygaag Duub,Dhisaqa , Abooreey sidoo kale waxey saakay qabsadeen Ceel-lahelay, Moqakori iyo Dhuumoodle.

Ciidamada dawladda iyo kuwa deegaanka ee iskaashanaya ayaa kusii siqaya goobo kale oo ay ku suganyihiin kooxda Argagixisada Shababka, Ciidamada Xoogga, nabad-suggidda Qaranka ayaa sidoo kale Howlgalo ka bilaabay Gobolka Bakool.

215350cookie-checkWararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada Dib Xoreynta Gobolada