Farmaajo Oo Ku Mashquulsan Shirqoolo Loo Maleegaayo Rooble

Somalia news

Macluumaad ayaa laga helayaa shirqoolo laga maleegaayo Villa Somalia, iyadoo la sheegay in Kulan ay xalay yeesheen Farmaajo iyo Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana looga dooday Sida laga yeeli karo Khilaafka Farmaajo kala Dhaxeeyo Rooble…

Wararka ayaa intaasi raacinaaya in Sidoo kale uu Farmaajo kulamo la yeeshay ugu yaraan 18-Wasiir oo ka tirsan Xukuumada Rooble wuxuuna ku cadaadinayaa iney si wadar ah isku casilaan, kadib markii uu Rooble ku adkeystay inuu Xilka ka qaadaayo Adeege Fahad Yasin iyo isla markaasna Kulane jiis Xil dowladeed uusan qaban karin.

Hadii ay is-Casilaan 18-ka Wasiir iyo Hadii uu yimaado Qalalaase Siyaasadeed maxaa dhici kara!!?.

133930cookie-checkFarmaajo Oo Ku Mashquulsan Shirqoolo Loo Maleegaayo Rooble