Qoraal kooban oo lagu daabay barta Xafiiska Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Farmaajo uu mas’uul ka yahay wixii ka dhasha isku day lagula wareegayo Xafiiska Wasiirka koowaad ee XFS…
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa uu sheegay Rooble ay ka go’an tahay sii wadista dedaallada lagu dhammeystirayo Doorashooyinka Dalka si dalka ay uga dhacdo Doorasho nabadgalyo xilalka lagu kala wareego.
The outrageous statement from immediate former President, Mohamed Abdullahi (Farmajo) regarding the work of the PM & his failed attempt to militarily take over the OPM is a violation of the constitution & other laws, the consequences of which will be solely shouldered by Farmajo
1585000cookie-checkFarmaajo Oo Lagu Eedeeyay Afgami Loogana Digay Khasaare Ka Dhasha