Ma Dhabaa in USA a Oggolaasho Weydiisteen Dowladda Somalia mid Ka mid ah Maraakiibtooda Dagaalka

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegaya in Dowladda Mareykanka ay ka codsatay Dowladda Somalia iney u oggolaato in Dekeda Berbera oo ka tirsan Gobolka Waqooyi galbeed uu ku soo xirto mid ka mid ah Maraakiibteeda Dagaalka muddo maalmo ah iyo Imaanshaha Ciidamo Huwan ah.

Xogtaan ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in 19-ka Bishaan ilaa 22-ka Jenaayo ee 2023 uu Dekada Berbera ku soo xiran doono Markabka Sahayda u sida Ciidamada USA Navy ee Hershel Woody, kaasoo xiligaan ku sugan magaalada Djibouti, iyadoo codsigaan la soo mariyay Safaarada USA ee Magaalada Mogadishu.

Dhanka kale Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa xaqiijinaaya in Dowladda Somalia ay ka kiresay Dekeda Berbera iyo Garoonka Ciidamada USA iyo kuwa UAE, iyadoo hormaris ahaan loogu shubay 60-Millions US$, waxaana lagu wadaa in Bisha Feb-2023 ay tababaro ku sameyn doonaan isbageysi uu hormuud ka yahay Dalka Mareykanka

237320cookie-checkMa Dhabaa in USA a Oggolaasho Weydiisteen Dowladda Somalia mid Ka mid ah Maraakiibtooda Dagaalka