Farmaajo Oo Lagu Eedeeyay Inuu Dalka U Horseedaayo Dagaal Sokeeye

Somalia news

Mr.Farmaajo oo intii aan la dooran ka hor wuxuu Xildhibaanada Baarlamaanka hortooda ka balanqaaday inuu wax ka qabanaayo Amaanka, Xoreynta Degaanada ay heystaan Kooxaha argagixisada Shababka Iyo dhameystirks Qabyo Qoraalka (Daatuurka)…

Hadaba wuxuu Maanta saxiisay xeer dib u dhigaya waxka bedelka dastuurka, wuxu ku fashilmay qabashada doorasho qof iyo Cod ah!

Xiligaan kala guurka ah ma ku fashilmi doonaa hirgalinta doorashada dadban ee hadda dooda iyo xiisado ka taagan tahay, mise u horseedi doono inuu Dalku galo dagaal iyo colaad sokeeye.

81340cookie-checkFarmaajo Oo Lagu Eedeeyay Inuu Dalka U Horseedaayo Dagaal Sokeeye