Ganacsato Laga Horistaagay Iney Kulmaan

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Kulan balaaran oo xubno ka tirsan Ganacsatada Soomaaliyeed oo doonaayay iney qabsadaan Kulan balaaran ayaa laga joojiyay, kadib markii Xoogaga Amaanka ay ku wargeliyeen Qabanqaabiyayaasha shirkaan ineysan ku dhiiran cambaareynta Rugtii Ganacsiga Ee uu kala diray Wasiirka Ganacsiga….

Xogtaan Ayaa u xaqiijisay Warsidaha Diinah.con news in Shirkan oo loo balansanalyse inuu qabto Omo 29-kii bishii hada dhamaatay ee December laguna qabto hoteelka Seytuun ee Suuqa Bakaaraha, waxaana la sheegay in Koox ka tirsan NISA ay ku wargeliyeen Milkiilaha Hoteelka inuu joojiyo Kulankaasi marti-geli riisi, hadii kale laga qaadi doono talaabo.

Xoogaga Amaanka Ee Dowladda Federaalka ayaa hore u xiray Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Rugta Ganacsiga Gobalka Banaadir. kuwaas oo la sheegay iney Kooxda Shabaabka xiriir hoose la leeyihiin, waxaana la sheegay in Wasiirka Ganacsiga uu soo saaray Luis cusub oo Xubnaha ka mid noqonaaya Rugta Ganacsiga. Iyadoo lagu Diiday.

84250cookie-checkGanacsato Laga Horistaagay Iney Kulmaan