Guddiyadii Doorashada Oo lagu Wargeliyay Iney Hoteelka Ka Guuraan

Somalia news

Xogo loo qaateen ah Ayaa Warsidaha Diinah.com u sheegay in guddigii doorashada ee lagu muransanaa lagu wargeliyay hoteelada iyo guryihii ay deganaayeen iney ugu egtahay 25ka bishaan…

Wararka ayaa sheegaya in Xubno ka tirsan guddiga in lagu wargeliyay inay ka guuraan goobaha la dejiyay oo ay ka mid ahaayeen hoteel ku dhow garoonka diyaaradaha, Xogtaan ayaa intaasi raacisay in Gudoonka Guddiyada ay caawa afur ku leeyihiin Xafiiska Wasiirka 1-aad Ee Dowladda xil gaarsiinta.

112630cookie-checkGuddiyadii Doorashada Oo lagu Wargeliyay Iney Hoteelka Ka Guuraan